Iran oo isku dayday in ay hor istaagto Markab Ingiriisku leeyahay  

Dowladda Britain ayaa maanta sheegtay in doonyo ay leedahay Iran ay isku dayeen in ay is hortaag ku sameeyaan markab shidaal oo uu Ingiriisku leeyahay xilli uu marayay marin biyoodka Hormuz. Bayaan kasoo baxay xukuumadda Britain ayaa lagu sheegay in dhacdadani ay ku lug leeyihiin saddex doon oo ay Iran leedahay. Bayaanka ayaa sidoo kale … Continue reading Iran oo isku dayday in ay hor istaagto Markab Ingiriisku leeyahay